Madaxda Puntland & Galmudug oo kulan xasaasi ah ku leh Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxda Dowlad goboleedyada Puntland & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo  Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan ku leh xarunta Madaxtooyada woqoyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Kulankan ayey maalmihii la soo dhaafay qaban-qaabadiisu ka socoay Gaalkacyo oo laga hadal hayay, waxayna ka wada hadli doonaan arrimo muhiim ah oo ku saabsan xiriirka … Continue reading Madaxda Puntland & Galmudug oo kulan xasaasi ah ku leh Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)